Somalische Nationalhymne
Franchise Portal
Land:
Somalia
Titel:
Somaliyaay toosoo (auch Somaaliyey toosa) (deutsch: "Somalia, erwache")
Text:
Ali Mire Awale (1947)
Komponist:
Ali Mire Awale (1947)
Nationalhymne seit:
2000
Originaltext:
Refrain
Soomaaliyeey toosoo
Toosoo isku tiirsada ee
Hadba kiina taag daranee
Taageera waligiinee.
Ummadyahay mar kale toosoo
Calankiina wada tiirshoo,
Danta guud ku taagsada oo
Isu wada tanaasula eey.
Refrain
Tawaabkoo qudhaa bixiyoo
Gobannimada taam ka dhigee,
Rabbi toobad weyddiistoo
Talo saarta Weynaha eey.
Refrain
Qawmiyaddaada kaa tira oo,
Tayo li'ida qoys-qoyskaa
Idin bada tabaalaha eey.
Refrain
Inuu Naar ku taro mooyee
Dagaal ehel ma taabaggalee,
Shacabkaa in loo turo oo
La tabantaabsho kaa mudaneey!...